Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa iminka shaaciyay xildhibaanada baarlamaanka saddexaad ee maamulkaasi. Xubnahaan cusub ayaa waxaa soo xulay odayaasha dhaqanka…
Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SSF) ayaa caawa gaaray degmads Buurhakaba ee gobolka Baay, kadib safar dhowr maalmood…
Wasiirka Maaliyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Axmed Maxamed Xuseen, ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Safaaradda Boqortooyada Midowday (UK) ee Muqdisho ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda ka taagan deegaannada maamulka Koofur Galbeed,…
Mas’uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Mursal, Xildhibaan Xasan Cabdinur iyo Xildhibaan…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku warramay in ciidamada Booliiska Soomaaliya ay goor dhoweyd la…
Dowladda Uganda ayaa tallaabo sharci ah ka qaaday saddex sarkaal oo sare oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF), kuwaas…
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in cutubyo ka kala tirsan ciidamada Gorgor, Haramcad iyo Danab ay gaareen degmada…
Wasiirkii hore ee Caddaaladda iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (John), ayaa loo magacaabay Afhayeenka howlgallada ay…
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo culus ka wada koonfurta Gobolka Mudug ee dowlad-goboleedka Galmudug, kuwaas…