Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    LATEST NEWS

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    Banaadir24By Banaadir2413 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Soomaaliya iyo dalka Algeria ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi iyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, iyadoo la doonayo in la ballaariyo fursadaha ganacsi iyo suuq-geynta badeecadaha.

    Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Algeria, Mudane Yuusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga Dibadda iyo Dhiirrigelinta Dhoofinta Algeria, Prof. Kamaal Ruzeeq, kaas oo diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhaqaale ee labada dowladood.

    Kulanka ayaa si gaar ah loogu falanqeeyay kordhinta suuq-geynta badeecadaha Algeria ee Soomaaliya, sahminta fursadaha dhoofinta iyo sidii badeecadaha Algeria ay uga jawaabi lahaayeen baahiyaha ka jira suuqa Soomaaliya.

    Sidoo kale, labada dhinac ayaa isla soo qaaday qorshaha lagu dhisayo Golaha Ganacsiga Soomaaliya iyo Algeria, kaas oo la filayo inuu fududeeyo xiriirka ganacsatada, dhiirrigeliyo maalgashiga iyo hindisayaasha wadajirka ah, isla markaana abuuro fursado cusub oo ganacsi.

    Wada-hadalladan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Algeria, iyadoo labada dal ay sahminayaan fursado ay ku ballaariyaan is-weydaarsiga badeecadaha iyo xiriirka ganacsatada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026

    Maxaa ka socda Baay? Mas’uul ka tirsan Maamulka Berdaale oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    13 October 2026

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    By Banaadir2413 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Soomaaliya iyo dalka Algeria ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026

    Maxaa ka socda Baay? Mas’uul ka tirsan Maamulka Berdaale oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    13 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    • Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya
    • Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?
    • Maxaa ka socda Baay? Mas’uul ka tirsan Maamulka Berdaale oo ku biiray ciidamada Laftagareen
    • Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d