Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si weyn u dhaliilay tallaabo ay dowladdu ku xayirtay guriga Taliyihii hore…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray…
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS…
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa war-saxaafadeed kulul ka soo saaray xaaladda…
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in aysan jirin rajo laga qabo in…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka aroortii hore la bilaabay howlgal dumis ah oo ka socota xaafadda…
Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, Maxamed Cabdi-Waare, ayaa ku baaqay in si degdeg ah looga qaado xayiraadda la…
Waxaa si weyn looga falceliyay tallaabadii lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xabsi guri u gelisay taliyihii hore ee Ciidanka…
Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed Murjaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu helay fariimo hanjabaad ah oo…