LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

WAR DEG DEG AH: Koonfur Galbeed oo shaacisay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa iminka shaaciyay xildhibaanada baarlamaanka saddexaad ee maamulkaasi.

Xubnahaan cusub ayaa waxaa soo xulay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed waxana guddigu uusheegay inay buuxiyeen dhammaan shuruudihii looga baahnaa inay uga mid noqdaan xildhibaanada maamulkaasi.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *