Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    Banaadir24By Banaadir2413 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya: Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada isaga oo fulinaaya waajibaadkiisa sharci, ayaa Liiska Qaran ee Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman ku daray shakhsiyaad lagu asteeyey inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab.

    Guddiga waxaa ka go’an xoojinta dadaallada lagu ciribtiraayo maalgelinta argagixisada, laguna adkaynaayo hirgelinta cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, si loo ilaaliyo amniga iyo xasilloonida dalka ayaa Guddigu ku daray shakhsiyaadka hoos ku xusan Liiska Qaran ee
    Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman:-

    1. Abdiaziz Hassan Mohamed “Laftagareen”
    2. Hassan Abdulkadir Mohamed
    3. Mahad Abdirahman Adan “Shub”
    4. Ibrahim Adan Ali “Najah”
    5. Hassan Abdi Mohamed “Ugaas Hassan”
    6. Abdullahi Ali Watiin
    7. Abdifatah Mahad Abdirahman
    8. Abdimajid Mowlid Hassan
    9. Amiin Mad Daruur
    10. Abshir Aden Isak

    Sidaa darteed, dhammaan hay’addaha warbixinada ee ku xusan qodobka 4aad ee sharciga ka-hortaga lacag dhaqidda & la-dagalaanka maalgelinta argagaxsida,
    muwaadiniinta Soomaaliyeed & shaqsiyaadka ama hay’addaha kale ee jooga gudda Soomaaliya: –

    1) Waxaa ka reeban in ay la macaamilaan shaqsiyaadka ku jira liiskan

    2) Waxaa waajib ku ah in ay xayiraan hanti kasta ay leeyihiin shaqsiyaadka ku xusan liiskan;

    3) Waxaa sidoo kale waajib ku ah in warbixin deg deg ah ee dhaqdhaqaaqyada (transactions) shaqsiyaadkan u diraan Xarunta Warbixinada Maaliyadda, Financial Reporting Center (FRC).

    Dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in ay mamnuuc tahay xiriir kasta oo dhaqaale ama fududayn ah oo loo sameeyo shaqsiyaadka kor ku xusan, iyada oo ciddii jebisa go’aanka Guddiga lala tiigsan doono xeerarka la-dagaallanka argagixisada ee dhaqangalka ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSoomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026

    Maxaa ka socda Baay? Mas’uul ka tirsan Maamulka Berdaale oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    13 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    By Banaadir2413 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya: Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada isaga oo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…
    • Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    • Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya
    • Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?
    • Maxaa ka socda Baay? Mas’uul ka tirsan Maamulka Berdaale oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d