Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Shir maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka…
Kulan muhiim ah ayaa ka qabsoomay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas oo ay yeesheen saraakiil sare oo ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo lagu magacaabi jiray Sihaam…
Awdiinle, oo 30 km galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo, ayaa waxaa si buuxda ugu sugan ciidamada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed…
Dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka dhacay degaanka Baraago Saddex oo u dhaxeeya degmooyinka Cabudwaaq iyo Cadaado…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa kulan uu la yeeshay wakiillo ka socda beesha caalamka ku caddeeyay inuu…
Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada…
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay sare u qaaddo howlaha qodista shidaalka iyo gaaska badda inta lagu jiro bisha Abriil, iyadoo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay fasaxday Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Mahad Cabdiraxman Aadan, kaas…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojinaysa joogitaankeeda milatari ee dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo shalay ay garoonka diyaaradaha Guriceel gaareen ilaa…