Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Madaxweynaha dalkaMareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo muran dhaliyay ka sheegay Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay dalka mid “aan lahayn…
Maanta ayaa lagu wadaa in xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed lagu qabto munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid ayaa la filayaa inuu…
Afhayeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay mowqifka maamulka uu…
Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markabka “Guney”, kaas oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray digreeto uu ku magacaabay hoggaamiye kumeelgaar ah oo uu…
Warar isa soo taraya ayaa ka soo baxaya magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed, kuwaas oo sheegaya in falal bililiqo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo howlo shaqo u jooga Magaalada…
Cabdullahi Xaashi Abiib, oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay weerar la sheegay inuu ka dhacay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dagaal jid-gooyo ah oo ay Al-Shabaab la galeen Ciidanka Xoogga Dalka uu sababay dhimashada…