Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Shirkadda maraakiibta caalamiga ah ee Maersk ayaa Isniintii ku dhawaaqday inay si ku-meel-gaar ah u joojisay qaadashada dalabaadyada cusub ee…
Wararka laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xiisado siyaasadeed oo isa soo taraya…
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Iiraan, Esmaeil Baghaei, ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabada ay qaaday dowladda Israa’iil ee…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Barkhad Jaamac Batuun, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya,…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada Badbaadada…
Wararka ka imanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in qaar kamid ah ciidamadii taabacsanaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, ay dib…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in mas’uuliyiinta maamulka Waqooyi Galbeed aysan isku raacsaneyn xiriirka iyo…
Dowlada Kenya ayaa maanta fulisay howl burburin ah oo lagu dumiyay guryo ay lahaayeen dad Soomaali ah oo ku yaallay…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda Soomaaliya uu haatan yahay mid geba-gabo ah,…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ka furmay kulan xasaasi ah oo…