Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    Banaadir24By Banaadir2414 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaasi oo ay ganacsatada Soomaaliyeed ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan.

    Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha ganacsiga, isaga oo sidoo kale ka dukaameystay carwada, lana kulmay ganacsatada ka qaybgalaysa, kuwaasi oo uu ku dhiirrigaliyay sii wadidda dadaallada ay ku horumarinayaan ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in carwooyinka ganacsigu ay door muhiim ah ka qaataan isu keenidda ganacsatada iyo macaamiisha, suuq-geynta badeecooyinka, dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi iyo ballaarinta fursadaha maalgashi, taas oo ka qayb qaadanaysa kobaca dhaqaalaha iyo abuurista shaqooyin cusub.

    Madaxweynaha ayaa adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay dhiirrigelinta ganacsatada, horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo abuurista jawi ku habboon maalgashiga, si ganacsigu u noqdo tiir muhiim u ah koboca dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo isku-filnaanshaha dhaqaale ee dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    13 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    By Banaadir2414 October 20260

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
    • Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…
    • Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    • Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya
    • Gaashaanle Sare ilaa Sarreeye Gaas: Sidee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laba darajo ku gaaray 8 bilood?

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d