Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa, ka duulaya xog sirdoon oo la helay, howlgal qorsheysan oo loogu magac…
Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si adag u cambaareeyeen warar sheegaya in Israa’iil ay qorsheynayso inay ergay…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wali waxaa u xiran saddex dhallinyaro ah kuwaas oo xabsiga la dhigay kadib markii ay dhaliileen…
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa si adag u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah geysay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jowhar, iyadoo si weyn u xoojisay joogitaankeeda deegaanada…
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal ay ka mid yihiin Qatar, Kuwait, Sacuudi Carabiya, Masar, Soomaaliya, Sudan, Liibiya, Bangladesh, Aljeeriya, Falastiin,…
Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa u qornaa:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin adag, iyadoo la xiray qaar ka mid ah isgoysyada iyo jidadka muhiimka ah ee…
Howlgallo lagu duminaayo dhismayaal laguna barakicinaayo dad shacab ah ayaa maanta ka bilaabmay xaafadda Buulo-Xuubeey ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan…