Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Charles King, arrimo muhiim ah oo laga wada hadlay

    14 October 2026

    Gorgor oo weerar ku qaaday Al-Shabaab, laba dagaalyahan oo…

    14 October 2026

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    14 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Gorgor oo weerar ku qaaday Al-Shabaab, laba dagaalyahan oo…
    LATEST NEWS

    Gorgor oo weerar ku qaaday Al-Shabaab, laba dagaalyahan oo…

    Banaadir24By Banaadir2414 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baydhabo (Banaadir24) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Hinshiloole ee gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya magaalada Baydhabo iyo deegaanka Deynuunay.

    Howlgalka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo la sheegay inay ku urursanaayeen deegaankaas, iyadoo ciidamada ay weerar ku qaadeen goobta ay ku sugnaayeen.

    Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa xaqiijiyey in intii uu socday la dilay laba ka mid ah maleeshiyaadka, halka mid kale nolosha lagu qabtay.

    Howlgalka waxaa si wadajir ah u fuliyey cutubyo ka tirsan Ururrada 171-aad iyo 175-aad ee Guutada 17-aad, Qaybta 1-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo howlgallo qorsheysan ka wada deegaannada gobolka Baay.

    Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada ciidamada dowladda ay ku beegsanayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan deegaannada gobolka Baay.

    Banaadir24 — Wararka Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyey.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGolaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub
    Next Article Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Charles King, arrimo muhiim ah oo laga wada hadlay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Charles King, arrimo muhiim ah oo laga wada hadlay

    14 October 2026

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    14 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Charles King, arrimo muhiim ah oo laga wada hadlay

    By Banaadir2414 October 20260

    Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Gorgor oo weerar ku qaaday Al-Shabaab, laba dagaalyahan oo…

    14 October 2026

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    14 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Charles King, arrimo muhiim ah oo laga wada hadlay
    • Gorgor oo weerar ku qaaday Al-Shabaab, laba dagaalyahan oo…
    • Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
    • Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d