Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Shirkadda Maraakiibta Maersk oo si lama filaan ah u joojisay ganacsigii Dekedda Berbera
    LATEST NEWS

    Shirkadda Maraakiibta Maersk oo si lama filaan ah u joojisay ganacsigii Dekedda Berbera

    Banaadir24By Banaadir2421 April 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkadda maraakiibta caalamiga ah ee Maersk ayaa Isniintii ku dhawaaqday inay si ku-meel-gaar ah u joojisay qaadashada dalabaadyada cusub ee badeecadaha u socda iyo kuwa ka imanaya Dekedda Berbera, taas oo si lama filaan ah u hakisay dhaqdhaqaaqii ganacsi ee dekeddaasi.

    War-saxaafadeed ay shirkaddu u dirtay macaamiisheeda ayay ku sheegtay in go’aankan uu dhaqan galay isla markiiba, isla markaana uu yahay mid ku meel gaar ah.

    “Waxaan idinla socodsiineynaa in, laga bilaabo hadda, iyo sababo la xiriira isbeddel ku yimid jadwalka maraakiibta, ay shirkaddu si ku-meel-gaar ah u joojisay qaadashada dalabaadyada cusub ee u socda kana imanaya Dekedda Berbera,” ayay tiri Maersk.

    Maersk ma aysan bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan waxa sababay isbeddelka jadwalka, taasoo keentay in ganacsatada iyo macaamiishu ay waayaan sabab cad oo ka dambeysa tallaabadan.

    Si kastaba ha ahaatee, hakintan lama filaanka ah ayaa kusoo beegmeysa xilli ay jirto xasillooni darro ballaaran oo ka jirta gaadiidka badda ee gobolka, iyadoo shirkadaha maraakiibta ee ka howlgala Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay la tacaalayaan carqalado soo noqnoqda iyo isbeddello ku yimaada jadwalada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleHub Aruursi & Abaabul Ciidan Oo Ka Socda Koonfur Galbeed Kadib Tallaabo Uu Qaaday Xasan Sheekh
    Next Article Shirka mucaaradka oo weli socda iyo Culimo Caan ah oo ku biiray
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d