Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Diyaarado dagaal ayaa duqeymo culus ka fuliyay xerada tababarka Al-Shabaab ee lagu magacaabo Sheekh Maxamed Raage, taas oo ku taalla…
Ciidamo isugu jira Daraawiishta iyo Nabadsugidda Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ku dhow deegaanka Kudhaa ee Degmada…
Villa Soomaaliya ayaa caalamka u sheegtay in Dastuurka Cusub lagu daray aragtiyo siyaasadeed oo uu ku daray wada-tashiyadii lagu sameeyay…
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray qoraal uu ku bogaadiyey tallabadii labada aqal…
Dadka ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Jowle iyo tuulooyinka ku xeeran, ayaa sheegay in habeenkii…
Markabka sahminta iyo qodista shidaalka ee lagu magacaabo Çagri Bey, kaas oo ay leedahay dowladda Turkiga isla markaana ka mid…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa diiday in la bilaabo qaybinta kaararka cod-bixinta ee deegaannada maamulka…
Kooxda Al-Shabaab ayaa sii wada dilalka ay u geysanayaan dadka ay ku eedeynayaan inay xiriir la leeyihiin sirdoonka Dowladda Soomaaliya…
Laamaha ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in uu gacan adag ku qabanayo Kooxo hubaysan oo la shaaciyay in ay dhac…
Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in maamulka degmada uu bilaabay abaabul iyo hubeyn ciidamo cusub…