Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Guddiga Mootooleeyda Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in aanay jirin wax bannaanbax ah oo ay qabanayaan wadayaasha mootooyinka Bajaajta…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa caawa kulan afur iyo…
Kooxo hubeysan ayaa maanta degmada Buulo Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Guddoomiye Ku-xigeenkii degmada Kurtunwaarey, marxuum Muxudiin Khaliif…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu berri safar rasmi ah ku tago dalka Jabuuti, safar…
Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland ayaa sheegay in nidaamka E-visa ee ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dhibaato ku hayo dadka u…
Ismaaciil Cumar Geelle, madaxweynaha dalka Djibouti oo xukunka hayay tan iyo sanadkii 1999, ayaa si rasmi ah u gudbiyay codsigiisa…
Lix Urur oo ka tirsan ciidamada Puntland ee ka qayb galay dagaalladii Calmiskaad ayaa gadood ka sameeyay kadib markii ay…
Bajaajleyda ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay bannaanbax weyn oo ay uga cabanayaan kororka lagu sameeyay qiimaha shidaalka, kaas…
Wiil dhalinyaro ah ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay qashin uu far-fareynayay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sida…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ciidamo hor leh ku xoojisay howlgalka ay Ciidamada Xoogga Dalka ka wadaan deegaanka Xawaadleey ee…