Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay xarigga ay dowladda federaalka Soomaaliya kula kacday dhallinyarada…
Maamulka Koonfur Galbeed (KGs) ayaa Caawa Ciidamo tiro badan ku daadiyay xaafadaha Towfiiq iyo Suuqa Xoolaha ee magaalada Baydhaba, kuwaas…
Ciidamo katirsan Saldhiga Booliska Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa gCaawa xiray Saddex Dhalinyaro ah oo dhawaan Shir jaraa’id oo…
Ciidamada Sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Daaci Bilan oo ka mid ah dhalinyarada caanka ka ah baraha bulshada, gaar…
Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ayaa ku amartay dhammaan Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee ka howlgalla degaannada Koonfur Galbeed in aysan…
Qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada kala duwan ee maamulka Koonfur Galbeed ayaan weli ka jawaabin u yeerid ay dhowaan…
Sagaal Xildhibaan oo Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo la dhaarinayo
Waxaa lagu wadaa in magaalada Arusha ee dalka Tanzania lagu dhaariyo sagaal xildhibaan oo Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Bulshada…
Ku dhowaad 100 tan oo badeecooyin kala duwan ah ayaa muddo laba toddobaad ah ku xaniban bakhaar ay maamusho shirkadda…
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa maanta hawlgal ka fuliyay tuulooyinka Buulo Naageey iyo Busley Daa’uud oo…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa si degdeg ah uga soo laabtay Boqortooyada Sacuudi Carabiya saaka aroortii…