LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Farmaajo oo si kulul uga hadlay tallaabo ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay xarigga ay dowladda federaalka Soomaaliya kula kacday dhallinyarada ururka Soypa.

Farmaajo ayaa cambaareeyay tallaabadaas isagoo ku tilmaamay inay muujineyso wadada qaldan ee madaxweynaha muddo xileedkiisu sii dhamaanayo uu la aaday dalka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *