LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Koonfur Galbeed oo Ammar xanibaad safar ah kusoo rogtay Saraakiisha Ciidamada

Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ayaa ku amartay dhammaan Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee ka howlgalla degaannada Koonfur Galbeed in aysan bixi karin ilaa ammar dambe.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda oo la ogeysiisay maareeykaha garoonka Diyaaradaha Baydhabo ayaa lagu sheegay in ujeedadu tahay in la sugo amniga guud ee degaannada Koonfur Galbeed,waxaama amarkan uu daba socdaa kadib markii ay Dowladda u yeertay Saraakiisha Ciidamada ee ka howlgalla Koonfur Galbeed.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed








