Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ay ku faahfaahinayso weerarkii lagu qaaday xarunta Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho,…
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah Tababar ugu u soo xiray cutubyo…
Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xuddur ayaa si rasmi ah uga hor yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka ku nool magaalada Muqdisho,…
Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Habar-Dooy, oo horey ay gacanta ugu hayeen ciidanka…
Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay xiisadda u dhexeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed. Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland…
Inta badan gaadiidleyda ka shaqeysa degaannada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ballaaran, kaddib markii…
Wararka laga helayo degaanka Habar-Doy oo ka tirsan koonfurta Deynuunay ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ugu baaqay ganacsatada inay xaddidaan kororka qiimaha badeecadaha, isagoo tilmaamay in sare u…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Baay, Amiin Maxamed Cusmaan, iyadoo isla markaana u magacawday xilkaasi…