Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Haramcad, Dhamme Cabdixakiim Ceeldheer, ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka bilaabay socdaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah…
Ciidamo ka tirsan Macawiisleyda Gobolka Hiiraan ayaa xalay fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Goobo oo hoostaga degmada Maxaas.…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray baaq deg-deg ah…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka iyo…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay saacadihii la soo dhaafay duqeymo culus ka fuliyeen…
Beelaha Hawiye iyo Dir oo loolan adag ugu jira helida Kursiga Madaxweyne Ku-xigeenka Koonfur Galbeed
Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa soo baxaya…
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan bariga gobolka Hiiraan, halkaas oo la sheegay inay…
Laba diyaaradood oo sida hub iyo saanad ciidan oo loogu talagalay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta ka degay garoonka…
Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu horey kadib markii loo…