LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Hogaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu horey kadib markii loo magacaabay Hogaamiyaha KMG ee maamulkaasi.
Hogaamiye Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Hoos ka khriso warqadda magacaabista.










