Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu…
Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda kulamo xasaasi ah oo ay yeelanayaan qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya,…
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta…
Ciidanka Amniga ee Jubaland ayaa gacanta ku dhigay shixnad dirays ciidan ah oo si qarsoodi ah looga soo gudbinayay xadka,…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kumaandooska Danab oo kaashanaya Ciidamada Jubaland ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo…
Dowladda Sweden ayaa ansixisay istaraatiijiyad cusub oo gargaarka ah oo ku wajahan Soomaaliya, taas oo si cad loogu talagalay in…
Duqeyn xooggan ayaa xalay Saqdii Dhexe ka dhacay deegaanno dhowr ah oo hoos yimaada Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, sida…
Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee isku magacaabay Golaha Mustaqbalka ayaa maanta kulan qado ah ku leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya,…
Guddoomiyaha degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cismaan Muriidi ayaa xabsiga loo taxaabay kadib amar kasoo baxay maxkamadda gobolka Banaadir, kaasoo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay culimaa’udiinka deegaanada…