Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sawirro:- Ciidanka Jubbaland oo qabtay shixnad dirays ciidan ah oo loo waday Al-Shabaab
    LATEST NEWS

    Sawirro:- Ciidanka Jubbaland oo qabtay shixnad dirays ciidan ah oo loo waday Al-Shabaab

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor8 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka Amniga ee Jubaland ayaa gacanta ku dhigay shixnad dirays ciidan ah oo si qarsoodi ah looga soo gudbinayay xadka, kadib howlgal ay ka fuliyeen degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose.

    Shixnaddan oo ka koobneyd dhar ciidan ayaa la sheegay in si dhuumaaleysi ah looga soo gelinayay gudaha dalka, hase yeeshee ciidamada Jubaland ayaa ku guuleystay inay qabtaan kahor inta aysan u gudbin meelaha loo waday.

    Howlgalkan ayaa sababay baaritaanno dheeraad ah oo ka bilowday dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi, halkaas oo laamaha sirdoonka Kenya ay ka sameeyeen howlgal ay ku baarayeen bakhaar la sheegay inay leedahay shirkad lagu magacaabo Gaani Express. Shirkaddan ayaa lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahayd isu gudbinta alaabtan, gaar ahaan gaarsiinta gobollada Waqooyi Bari.

    Sidoo kale, laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay laba qof oo looga shakisan yahay inay fududeynayeen socodka shixnaddan, kuwaas oo la rumeysan yahay inay xiriir u ahaayeen isku xirka safarka alaabta laga keenay Shiinaha ilaa Kenya, ka hor inta aan loo soo gudbin Soomaaliya.

    Ciidamada Jubaland ayaa sheegay in howlgalkaan uu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo amniga gobolka, laguna joojinayo falalka sharci darrada ah ee khatarta ku ah nabadgelyada.

    Sidoo kale, saraakiisha amniga Jubaland ayaa xusay in feejignaantooda sare ay suuragelisay in la fashiliyo isku daygan, iyagoo tilmaamay in aysan sahlaneyn in shixnadaha noocan ah ay ka gudbaan xuduudaha iyada oo aan la ogaan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXubno ka tirsan Al-Shabaab oo la dilay iyo kuwo nolosha lagu qabtay
    Next Article DFS oo muhiimad gaar ah u aragtay Maamulida Magalada Baydhabo
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d