Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Saraakiishii ugu sarreysay ciidamadii ku sugnaa deegaanka Owdiinle ee taabacsanaa maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Baydhaba, halkaas oo si…
Farmaajo oo farriin hambalyo iyo dhiirrigelin ah u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay wado dadaallo lagu xakameynayo ka faa’iideysiga sharci-darrada ah ee kheyraadka macdanta dalka, iyadoo qorsheyneysa…
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo…
Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa goordhow agagaarka Isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho ka qabtay Sacdiyo…
Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska Ciidanka…
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar jidgal ah oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Uganda ee qeybta ka…
Wararka laga helayo deegaanka Toga Jeceel ee Buuraleyda Gobolka Bari, gaar ahaan inta u dhaxaysa Curaar iyo Daramadow, ayaa sheegaya…
Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka…
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa si kulul u dhaliilay waxa uu ku tilmaamay faragelin toos…