Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed culus kasoo saaray dhamaadka muddada xileedka hay’adaha dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo…
Munaasabadda xil wareejinta Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bay ayaa maanta si rasmi ah uga dhacday xarunta taliska ee magaalada Baydhabo,…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in ugu yaraan 27 xubnood oo ka tirsanaa Al‑Shabaab lagu dilay howlgallo qorsheysan oo ka…
Wasaaradda Amniga ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saartay amar cusub oo si adag u mamnuucaya ka ganacsiga hubka…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay fadhi wadajir ah oo ay yeesheen Golaha Wakiilada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka digay xaalad uu ku tilmaamay mid halis ah oo ay wajahday…
Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ee maanta ku eg muddo xileedkooda, ayaa shaaciyay in laga…
Madaxda Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubaland, oo garabsanaya Madasha Samatabixinta, ayaa wada diyaarinaya warsaxaafadeedyo wadajir ah oo ay u gudbinayaan…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa hadal kulul ka jeediyay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, isagoo…