Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Madaxwrynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu caawa kulan ballaaran kula yeesho Garoonka…
Xildhibaan Maxamed Xasan Kooshin oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa si kulul uga falceliyey hadal uu Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu…
Waxaa sii xoogeysanaya hadal-heynta ku saabsan dacwadda Sacdiyo, iyadoo qareenno Soomaaliyeed oo arrintan si dhow ula socda ay sheegayaan in…
Madaxweynqha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay Masjidka Isbahaysiga ee magaalada…
Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho waxaa laga hor istaagay qaar kamid ah Xildhibaanadii Baarlamaankii 11aad ee Dowlada Waqtigeed dhamaaday…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa caawa kormeer amni ku tagay daafaha, baraha…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay si weyn u xoojisay ciidamada ammaanka ee ku sugan agagaarka hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Waxaa fashil ku dhammaaday dadaallo ay wadeen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo la doonayay in xal loogu…
Wararka laga helayo waqooyiga gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta nin xoolo-dhaqato ah lagu dilay deegaanka Madax-Maroodi, kaddib weerar ka…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed cafis u fidiyay 31 maxbuus oo u xirnaa danbiyo fudud.…