Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    16 October 2026

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026

    Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada

    16 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka arrinsaday xil-wareejinta UNTMIS iyo amniga dalka
    LATEST NEWS

    Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka arrinsaday xil-wareejinta UNTMIS iyo amniga dalka

    Banaadir24By Banaadir2415 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), kaas oo uu hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka, Raisedon Zenenga.

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wejiga ugu dambeeya ee geeddi-socodka kala-guurka UNTMIS, xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee dalka, iyo sidii xil-wareejinta hawlgalka ay u xoojin lahayd awoodda hay’adaha dowladda Soomaaliya.

    Labada dhinac ayaa sidoo kale ka hadlay muhiimadda ay leedahay ilaalinta guulaha laga gaaray nabad-dhiska iyo dowlad-dhiska, xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad muhiim ah oo ku aaddan la wareegidda mas’uuliyadaha hawlgalka.

    Wasiiru-Dowlaha Cali Balcad ayaa mar kale adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay in geeddi-socodka kala-guurka UNTMIS uu noqdo mid ay Soomaaliya hoggaamiso, isla markaana ay hay’adaha dalka si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadaha loo igmaday.

    Ugu dambeyn, Wasiiru-Dowluhu wuxuu Qaramada Midoobay uga mahadceliyay iskaashiga muddada dheer ee ay la lahayd Soomaaliya, isaga oo muujiyay muhiimadda ay leedahay in wada-shaqeynta labada dhinac ay gacan ka geysato xoojinta nabadda, amniga iyo dowladnimada dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal culus oo ka socda Buurhakaba, Ciidanka Laftagareen oo weerar culus ku…
    Next Article Ciidamada Laftagareen oo la-wareegay Buurhakaba & Wararkii ugu dambeeyay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    16 October 2026

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026

    Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada

    16 October 2026

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    15 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    By Banaadir2416 October 20260

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan muhiim ah la qaatay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026

    Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada

    16 October 2026

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    15 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal
    • Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…
    • Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada
    • Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay
    • Akhriso: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d