Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xilka ka qaaday Taliyihii Guutada 14-ka Oktoobar, G/le Dhexe Muunye, iyadoo xilkaas loo magacaabay…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xalay magaalada Nairobi ergo ahaan ugu diray ganacsato…
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa martigelisay wada-hadallo dhowr maalmood socday oo u dhexeeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor…
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda…
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa sheegaya in iska horimaad hubeysan uu ka dhacay bar-koontaroolka bari ee magaalada, kaddib markii…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku…
Warar kala duwan oo ka imanaya deegaanka Ari-cadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay rag hubeysan weerar…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada…
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Israa’iil ay horraantii sanadkan ciidamo kooban geysay Somaliland, sida uu…