Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Warbixin Xasaasi ah: Israa’iil oo ciidamo geysay Somaliland
    LATEST NEWS

    Warbixin Xasaasi ah: Israa’iil oo ciidamo geysay Somaliland

    Banaadir24By Banaadir2422 June 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Israa’iil ay horraantii sanadkan ciidamo kooban geysay Somaliland, sida uu qoray wargeyska Middle East Eye.

    Sida lagu sheegay warbixinta, tallaabadan ayaa la sheegay inay timid kadib markii Israa’iil ay bishii December si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, isla markaana bishii April ay u magacowday safiirkeedii ugu horreeyay ee Hargeysa, Michael Lotem.

    Mas’uulka Soomaaliga ah ayaa sheegay in warbixinno sirdoon ay muujinayaan in ku dhowaad 50 askari oo Israa’iiliyiin ah loo diray Somaliland, kuwaas oo la sheegay in badankoodu ahaayeen askar asal ahaan Afrikaan ah, gaar ahaan Itoobiyaan, si aysan u soo jiidan dareen badan isla markaana ay si fudud ula jaanqaadaan bulshada deegaanka.

    Ciidamada Israa’iil ayaa diiday inay faahfaahin ka bixiyaan eedeymahan, iyagoo sheegay in arrintu ay quseyso dhinaca siyaasadda. Dhanka kale, maamulka Somaliland ayaan si rasmi ah uga jawaabin warbixinta.

    Wasiirka Difaaca Israa’iil, Israel Katz, ayaa dhawaan sheegay in Israa’iil iyo Somaliland ay muddo dheer si qarsoodi ah uga wada shaqeynayeen arrimo amni iyo hawlgallo kala duwan, isagoo xusay in labada dhinac ay doonayaan inay sare u qaadaan iskaashigooda amni.

    Warar hore oo ay baahisay CNN ayaa sidoo kale sheegay in Somaliland ay Israa’iil siisay goob militari oo dheeraad ah, taasoo suuragal ka dhigi karta in diyaaradaha Israa’iil ay halkaas ka sameeyaan hakad inta lagu jiro duullimaadyada masaafo dheer.

    Dhanka kale, Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali ayaa sheegay in Israa’iil aysan saldhig militari ku lahayn Somaliland, balse wuxuu qiray in Israa’iil ay taageero siiso Somaliland, gaar ahaan dhinacyada tababarka ciidamada booliiska iyo kuwa milatariga.

    Ilaa hadda ma jiraan caddeymo madax-bannaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya jiritaanka ciidamo Israa’iiliyiin ah oo ku sugan Somaliland.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamada Booliiska oo gacanta ku dhigay eedeysaneyaal faafin jiray muuqaalo anshax xumo ah
    Next Article Kalfadhiga 8-aad Oo Soo Dhaw: Guddoonka Labada Aqal Oo Shir Xasaasi Ah Yeeshay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d