Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin…
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin…

    Banaadir24By Banaadir2423 June 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhig ciidan oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Xero Baraxow.

    Sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ilo amni, dhowr madfac ayaa lagu tuuray gudaha xerada ciidamada, waxaana la maqlay qaraxyo xooggan oo laga dareemay qaybo ka mid ah degmada Baardheere. Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamada ku sugnaa saldhigga ay jawaab ka bixiyeen weerarka isla markaana ay xoojiyeen ammaanka goobta.

    Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in madaafiicda qaar ay ku dhaceen gudaha xarunta ciidamada, hase yeeshee wali ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka, maadaama aanay jirin war rasmi ah oo kasoo baxay hay’adaha dowladda.

    Saldhigga la weeraray ayaa kamid ah fariisimaha ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka isticmaalaan howlgalada amni ee ka socda gobolka Gedo, halkaas oo muddo dheer ay ka socdeen dagaallo iyo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

    Al-Shabaab ayaa marar badan sheegata mas’uuliyadda weerarro noocan oo kale ah oo lagu beegsado xarumaha ciidamada dowladda, inkastoo aan si madax-bannaan loo xaqiijin karin sheegashada ku saabsan weerarkan.

    Mas’uuliyiinta ammaanka ee gobolka ayaan weli soo saarin warbixin faahfaahsan oo ku saabsan khasaaraha ama saameynta ka dhalatay weerarka madaafiicda ee lagu qaaday saldhigga Xero Baraxow.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan Aricadeeye & Dhimashada oo mareysa 20
    Next Article Ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka oo ku dagaalamay Garowe
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d