Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur-Galbeed Xasan Cabdulqaadir, oo hoggaaminaya ciidamada taabacsan madaxweynaha dibadda jooga ee Koonfur-Galbeed, Cabdi Casiis Laftagareen, ayaa farriin…
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay magaalada Baydhabo ee caawimadda ku meel gaarka ah ee…
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in haatan gudaha magaalada ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya ciidamo la sheegay…
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka safar ugu ambabaxay dalka Kenya kadib casuumaad rasmi ah oo uu…
Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas oo lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee…
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa…
Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka ayaa ku adkeystay in dhammaan saaxiibada caalamiga ah ay si wadajir ah uga qayb qaataan dadaallada lagu…
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug, Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bile “Fardafuul”, ayaa si adag uga hadlay xaaladda amniga gobolka, isagoo…