Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan Aricadeeye & Dhimashada oo mareysa 20
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan Aricadeeye & Dhimashada oo mareysa 20

    Banaadir24By Banaadir2423 June 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan oo ka imanaya deegaanka Ari-cadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay rag hubeysan weerar ku qaadeen guryo ay deganaayeen dad rayid ah, iyadoo la soo werinayo khasaare nafeed oo culus.

    Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, dabley hubeysan ayaa gudaha u galay qaybo ka mid ah magaalada, halkaas oo ay rasaas ku fureen guryo ay ku jireen qoysas, taasoo sababtay cabsi iyo jahawareer xooggan oo soo kala dhex galay shacabka.

    Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in weerarkan uu ka dambeeyay dhacdo kale oo hore oo ka dhacday duleedka Ari-cadeeye, taas oo lagu soo waramayo in lagu dilay dad saarnaa gaari siday qaad (khat). Arrintaas ayaa la sheegay in ay sii kicisay xiisad horseedi karta aargoosi iyo iska hor imaadyo hubeysan.

    Qaar ka mid ah ilo maxalli ah ayaa sheegaya in khasaaraha dhimashada uu ka badan karo 20 qof, inkastoo tiradaas aan si madax-bannaan loo xaqiijin, isla markaana aanay jirin weli war rasmi ah oo kasoo baxay maamulka ama hay’adaha caafimaadka.

    Sidoo kale, saraakiisha ammaanka weli kama aysan hadlin dhacdadan, waxaana xaaladda Ari-cadeeye lagu tilmaamay mid kacsan oo aan si buuxda loo caddayn karin waxa saxda ah ee dhacay, maadaama xogtu weli is khilaafsan tahay.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAadan Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo xilli dagaal…
    Next Article Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d