Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay shacabka lagu dilay degmada Deyniile,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga digtay waxa ay ku tilmaamtay “abaabul siyaasadeed oo rabshado wata” oo…
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta rasaas ku furay dad shacab ah oo bannaanbax ka dhigayay xaafado…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa is-hor taag ku sameeyay wafdi ay hoggaaminayeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble…
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa sii xoogeysatay kadib markii maanta dowladda Federaalka Soomaaliya lagu eedeeyay inay isku-dayday…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyay in bannaanbixii ay mucaaradka ku balansanaayeen uu si rasmi ah u…
Waxaa saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa magaalada Muqdisho, kadib markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamo fara badan ku daabushay…
Waxaa saaka si rasmi ah uga billaawday inta badan degmooyinka iyo deegaannada maamulka Koonfur Galbeed doorashooyinka qof iyo codka ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad amni oo aad u kacsan ay saaka ka jirto caasimadda, kadib…
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir, ayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho ku wargeliyay in aan maalinta berri…