Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sawirro:- Booliska oo Xabsiga dhigay Dad ka bannaanbaxay Madaxweyne Xasan Sheekh
    Uncategorised

    Sawirro:- Booliska oo Xabsiga dhigay Dad ka bannaanbaxay Madaxweyne Xasan Sheekh

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor23 May 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed,Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku dhigay eedaysanayaal ku lug lahaa falal abaabulan oo rabshado iyo saxmad looga sameeyay baro hubin ay ciidamada amnigu ka sugayeen amniga Caasimadda.

    Eedaysanayaashan oo abuuray xaalado khatar ku ah amniga, xasilloonida iyo isu socodka bulshada, ayay ciidamada amnigu ka qabteen Goob Amniga laga sugayay, Waxaana hadda ku socda baaritaanno hordhac ah, iyadoo loo gudbin doono maxkamadda awoodda u leh, Sidoo kale, hay’adaha amniga ayaa weli ku daba jira shaqsiyaad kale oo ku lug leh falal noocan oo kale ah, si sharciga loo Waafajiyo.

    Hay’adaha amniga waxay markale bulshada ugu baaqayaan inay ka fogaadaan falal abaabulan oo lid ku ah amniga, xasilloonida iyo isu socodka Caasimadda. Waxaa sidoo kale la ogeysiinayaa bulshada inaan la oggolayn bannaan-baxyo ama isu imaatin aan sharciyeysneyn oo aysan fasaxin hay’adaha amniga, islamarkaana aan la qaban karin iyadoo aan la marin habraacyada amni ee Muhiimka ah .

    Cid kasta oo lagu helo falal rabshadaysan ama wax u dhimaya amniga guud, waxaa laga qaadi doonaa tallaabo adag oo waafaqsan sharciga dalka ayaa lagu yiri War kasoo baxay Booliska.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidanka Xoogga dalka oo Hal goob ku dilay Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab
    Next Article Beegsiga Saraakiishii Maamulka Laftagareen Oo Sii Socda & Taliyihii Hore Booliiska Gobolka Baay Oo…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Baydhabo oo qarka u saaran dagaal & Ciidamada Dowladda oo hub culus ku xirtay…

    25 August 2026

    Dufcad Cusub oo ka Qalin-jabisay Kulliyadda Caafimaadka Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho

    10 July 2026

    Loollanka Koonfur Galbeed Oo Cirka Isku Shareeray, Lafta Gareen Oo Helay Gurmad Cusub

    10 July 2026

    Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday in dagaal aan kala joogsi lahayn lagu qaadayo Al-Shabaab

    8 July 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    By Banaadir2411 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa la sheegay inay habeenkii Isniinta duqeymo dhanka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    • Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d