Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    LATEST NEWS

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    Banaadir24By Banaadir2410 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) – Kulan xasaasi ah oo u dhexeeya xubnaha mucaaradka siyaasadeed iyo taliyayaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xaaladda siyaasadeed iyo amniga dalka.

    Kulankan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ayaa ka dhacaya hoyga uu magaalada Muqdisho ka deggen yahay musharrax madaxweyne ahna Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Eng. Maxamed Xuseen Rooble.

    Shirka waxaa ka qeybgalaya xubnaha mucaaradka, halka dowladda Federaalka ay ku matalayaan taliyeyaasha ciidamada kala duwan, oo ay ka mid yihiin Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha Booliska, Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

    Ilo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in dalabka kulankan uu ka yimid dhinaca taliyeyaasha ciidamada, kuwaas oo doonaya in ay mucaaradka kala hadlaan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha mudnaanta u leh amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

    Sidoo kale, kulanka ayaa la filayaa in looga hadlo khilaafka siyaasadeed ee taagan, marxaladda kala-guurka siyaasadeed ee dalka galay iyo sidii dhinacyadu u gaari lahaayeen isfaham ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka.

    Kulankan ayaa imanaya xilli ay Soomaaliya wajahayo xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah, waxaana indhaha lagu hayaa natiijada wada-hadalladan iyo farriinta ay dhinacyadu ka soo saari doonaan.

    Waa markii ugu horreysay oo mucaaradka iyo hoggaanka sare ee ciidamada qalabka sida ay kulan noocan ah yeeshaan, taasoo kulanka siinaysa muhiimad siyaasadeed oo gaar ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleUganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    By Banaadir2410 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) – Kulan xasaasi ah oo u dhexeeya xubnaha mucaaradka siyaasadeed iyo taliyayaasha ciidamada…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?
    • Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d