Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ciidanka Xoogga dalka oo Hal goob ku dilay Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab
    LATEST NEWS

    Ciidanka Xoogga dalka oo Hal goob ku dilay Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor22 May 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku uruursanayay falal amni darro iyo weerarro ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed.

    Sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, howlgalka ayaa lagu dilay lix xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale la burburiyay hub iyo agab ay adeegsanayeen kooxdaasi.

    Howlgalka ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga guud ee dalka, gaar ahaan deegaanada ay kooxda Al-Shabaab ku dhuumaaleysanayaan ama ay ka abaabulaan falalka argagixisada.
    Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ay sii laba jibbaari doonaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada, si loo xaqiijiyo nabadgelyada shacabka Soomaaliyeed iyo xasilloonida dalka.

    Dhanka kale, wasaaraddu waxay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay si dhow ula shaqeeyaan hay’adaha ammaanka, isla markaana ay la wadaagaan xog kasta oo ku saabsan dhaq-dhaqaaqyada kooxaha argagixisada, si loo xoojiyo dadaallada lagu ciribtirayo Al-Shabaab.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada taageera ayaa muddooyinkii dambe kordhiyay howlgalada ka socda gobollada dalka, kuwaas oo lagu beegsanayo fariisimaha iyo xubnaha kooxda Al-Shabaab.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSenator Cabdi Qeybdiid oo ka baxay Garabka Mucaaradka kana qeyb galaya…
    Next Article Sawirro:- Booliska oo Xabsiga dhigay Dad ka bannaanbaxay Madaxweyne Xasan Sheekh
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    By Banaadir2411 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa la sheegay inay habeenkii Isniinta duqeymo dhanka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    • Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d