LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
DEG DEG: Dowladda Federaalka oo hogaamiye u magacaawday Maamulka Koonfur Galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray digreeto uu ku magacaabay hoggaamiye kumeelgaar ah oo uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha ayaa hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed u magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi kaas oo noqonaya hogaamiyaha kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.








