Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla ayaa si adag uga hadashay xaaladda ciidamada Soomaaliya, iyadoo sheegtay in askar iyo saraakiil muddo dheer…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka…
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacagreed oo gaareysa $5 Milyan oo loogu talagalay ciddii xog gacan ka geysan karta…
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday, AUN, Wariye Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste, oo ahaa wariye rugcadaa ah oo muddo dheer…
Taliska Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa soo saaray xog cusub oo ku saabsan duqeyn ka dhacday gobolka Sanaag, taas oo…
Urur-goboleedka IGAD ayaa madaxda iyo dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ugu baaqay inay galaan wada-hadal loo dhan yahay, si heshiis looga gaaro…
Wariye Mohamed Aweys Mudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”, ayaa la sheegay in caawa lagu dilay magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Maraykanka, si uu uga…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirrada maamulkiisa, xilli uu…
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa faahfaahin cusub ka…