Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay laba gaari oo siday dhalinyaro la sheegay inay u socdeen inay ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saqdii dhexe ee xalay ka ambabaxay dalka, isagoo ku wajahan magaalada New York ee…
Waxaa maanta geeriyooday Sheekh Ibraahim bin Caadil Al-Madani, oo ka mid ahaa mu’addiniinta Masjidka Al-Xaram ee magaalada Makkah, kaddib xanuun…
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa mar kale caddeeyay taageerada Qaahira ee amniga, midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, isagoo sheegay in…
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Guulane iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay…
Sida ay ogaatay Banaadir24 Online, Jubbaland, Puntland iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa saddex warqadood oo kala duwan u kala diray…
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa shalay magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda…
Warar laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xalay duqeymo cirka ah laga soo wariyay deegaanno ku yaalla duleedka magaalada,…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in burcad-badeednimada ka jirta xeebaha dalka aysan ahayn oo keliya dhibaato amni oo ku kooban biyaha…