Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Col. Liibaan Garre, oo ahaa taliyihii Guutada 6-aad…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa munaasabadda Ciidul-Fitriga awgeed cafis u fidiyey 127 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada…
Xildhibaanno mucaarad ah oo isku magacaabay “Baarlamaanka Xorta ah” ayaa si rasmi ah u taageeray go’aankii Maamulka Koonfur Galbeed uu…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano, uu amar ku bixiyay in dhammaan taliyeyaasha…
Afar xubnood oo ka tirsanaa xisbiga uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhawaaqay…
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya (DKGS), iyadoo tixgalinaysa Dastuurka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan Qodobka 50aad faqraddiisa 1aad, 2aad iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si cad u taageeray mowqifka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, isagoo ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta iska horimaad uu ka dhacay xaafadda Deymaroodi oo ka tirsan…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku dhawaaqay in wax ka bedel kasta oo lagu sameeyey Dastuurkii…