Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in si ku-meel-gaar ah loo hakiyay howlaha burburinta dhulalka iyo guryaha dadka rayidka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isaga oo sheegay in…
Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo xoogan oo u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii hore ee Magaalada Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed, ayaa si kulul uga hadlay xiisadda…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Dowlad-goboleedka Galmudug Korneyl Khaliif…
Waxaa maanta deegaanka Carmale ee gobolka Sanaag lagu aasay 23 qof oo ku geeriyootay dagaal culus oo maalmihii la soo…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka…
Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika u qaabilsan howlgalada militariga ee AFRICOM ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay heshiisyo qarsoodi ah kula gashay ganacsato ka yimid gobollo kala duwan iibinta dhul…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay xariga ay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya kula…