Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ahna Hoggaanka Guud ee Amniga Gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan ayaa saaka kulan ballaaran…
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo…
Maxkamadda ku taalla degmada Badhan ee Gobolka Sanaah ayaa maanta ku fulisay xukun qisaas ah oo lagu riday nin lagu…
Ciidamada ammaanka dalka Libya ayaa xiray in ka badan 300 oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku sugnaa qeybo kamid ah…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbax ay abaabushay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu taageerayay Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxaya magaalada…
Siyaasiyiinta mucaaradka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay xarumahoodii iyo hoygoodii kadib markii la qaaday ciidamadii dowladda ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah soo gaaro magaalada Mogadishu, si uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)…
Waxaa la filayaa in maalinta Arbacada ee soo socota kulan xasaasi ah oo deg-deg ah uu ka qabsoomo Xarunta Safaaradda…