Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Waxaa maanta markale la filayaa in kulan xasaasi ah uu ka furmo hotel ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee…
Dowladda Turkiga ayaa si adag u beenisay eedeymo lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in Ankara ay adeegsato joogitaankeeda militari…
Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir-guddoomiyay shir…
Warar laga helayo degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan lagu arkay qeybo kamid ah duleedyada degmadaasi,…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah uga hortimid digniin cimilo oo ay soo saartay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya…
Guddiga xaquuqul Insaanka oo war ka duwan Go’aankii laga filaayay kasoo saaray Xariga Sacdiyo Bajaaj
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda xarigga iyo nololeed ee Sacdiya Macallin…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa soo saartay wargelin rasmi ah oo ku socota dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, taas oo lagu…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ka fuliyeen deegaanka Gamboole ee gobolka…
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxweynaha…
Kulan xasaasi ah oo ku saabsan khilaafka doorashooyinka dalka ayaa maanta ka dhacay xarun ay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka…