Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib u soo ceshatay kaalinteedii caalamiga ahayd,…
Waxaa maanta Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ka furmaya Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada Labada…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dalalka Afrika ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya, xitaa haddii Mareykanka iyo deeq-bixiyeyaasha…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amniga dalka, isagoo sheegay in…
Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya ayaa ka digay bixitaan degdeg ah oo AUSSOM ah, kana muujiyay walaac…
Waxaa saaka oo Jimco ah dalka Mareykanka ku geeriyooday Alle ha u naxariistee fannaankii, laxamiistihii iyo jilaa weynaa Axmed Cali…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa inay magaalada Laascaanood ka hirgeliso Talis Goboleed cusub oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), sida…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa wada hadalladii shalay ka dhacay gudaha xerada Xalane ee Muqdisho, kuwaas oo dhexmaray Madaxweynaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee…
Waxaa goor dhow soo xirmay goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee Galmudug saaka looga dareeray, taas oo ka dhacday ku…