Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay dib u soo ceshatay kaalinteedii caalamiga ahayd
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay dib u soo ceshatay kaalinteedii caalamiga ahayd

    Banaadir24By Banaadir242 August 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib u soo ceshatay kaalinteedii caalamiga ahayd, isaga oo tilmaamay in isbeddelka ku yimid siyaasadda arrimaha dibadda uu ka mid yahay guulaha ugu waaweyn ee la gaaray afartii sano ee la soo dhaafay.

    “Mid ka mid ah guulaha ugu waaweyn ee afartii sano ee la soo dhaafay waa isbeddelka ku yimid siyaasadda arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,” ayuu yiri Madaxweynuhu.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer ahayd dal inta badan laga hadlo, balse maanta ay noqotay dal codkiisa uu ka dhex muuqdo fagaarayaasha caalamka, isla markaana si toos ah uga qeyb qaata arrimaha khuseeya gobolka iyo dunida.

    “Muddo dheer Soomaaliya waxay ahayd dal inta badan laga hadlo oo magac iyo muuqaal ahaan kaliya u jiray. Maanta Soomaaliya waxay noqotay dal hadlaya.” ayuu raaciyay madaxweynuhu hadalkiisa.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in waqtiyadii hore go’aamada masiirka Soomaaliya mararka qaar lagu gaari jiray meel ka baxsan xuduudaheeda iyadoo aysan ka qeyb ahayn, balse maanta ay Soomaaliya leedahay matalaad iyo cod ku saabsan arrimaha saameeya gobolka iyo caalamka.

    “Waxay ahayd dal lagu go’aamiyo masiirkiisa meel ka baxsan xuduudihiisa isaga oo maqan, mararka qaarna aan miiska fadhin. Maanta waxay noqotay dal ka qeyb qaata go’aannada quseeya gobollada iyo caalamka intiisa kale.”

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay sii wadi doonto dadaallada lagu xoojinayo xiriirka caalamiga ah, difaaca danaha qaranka iyo kor u qaadidda doorka Soomaaliya ee fagaarayaasha gobolka iyo caalamka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleKalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta furmaya
    Next Article Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    By Banaadir249 November 20260

    Washington (Banaadir24) — Warbixin cusub oo uu daabacay wargeyska The Washington Sun ayaa shaaca ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad
    • Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab
    • Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?
    • Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d