Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalado culus oo uu sheegay in ay…
Si waafaqsan Dastuurka iyo Xeerarka Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), hoggaanka sare ee ururka ayaa si rasmi ah Marwo Fawsiyo…
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Kaalmada Ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay martiqaadka ay Dowladda…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay,…
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Yemen ayaa shaaciyay in markab shidaal qaada lagu afduubay meel u dhow xeebaha gobolka Shabwa, kaddib markii…
Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka dhex aloosan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaddib markii ay soo…
Hogaamiyihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya ku bixiyay xaaladda siyaasadeed iyo…
Midowga Yurub ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, u fidiyay…
Xiisad kacsan ayaa laga soo sheegayaa degmada Berdaale, kaddib markii ay soo baxeen warar tilmaamaya in ciidamo taageersan madaxweynihii hore…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hawadeeda ka celisay diyaarad gaar ah oo sidday xubin ka…