Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay muhiimadda ay leeyihiin odayaasha dhaqanka, xilli uu ka qeyb galayay…
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, oo maalmahan ku sugnaa deegaanka Bohol…
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa fariin toos ah u diray dhallinyarada…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed Isaaq Cismaan (Fanaax), ayaa si rasmi…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sagootisay kumanaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo loo…
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in mucaaradku isu diyaarinayo dadaallo siyaasadeed oo xooggan si…
Waxaa maanta xiran garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada ay…
Waxaa maanta la filayaa in Maamulka Jubbaland uu jawaab ka bixiyo tallaabadii ay shalay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo…
Xildhibaano ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Maraykanka ayaa soo gudbiyay hindise sharciyeed cusub oo cinwaankiisu yahay “Taxpayer Protection and Somalia…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u muujiyay mowqifkiisa ku aaddan maamulka SSC-Khaatumo, isagoo sheegay in…