Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xiisadda Beledweyne oo cirka isku shareertay, hub culus iyo ciidamo lagu daadiyey
    LATEST NEWS

    Xiisadda Beledweyne oo cirka isku shareertay, hub culus iyo ciidamo lagu daadiyey

    Banaadir24By Banaadir2430 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beledweyne (Banaadir24) – Xaaladda amni ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaan caadi ahayn, kaddib markii la soo sheegay in magaalada la geeyey ciidamo aad u hubeysan iyo saanad milatari oo culus.

    Wararka ka imaanaya magaalada ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan la geeyey qeybo kala duwan oo Beledweyne ah, iyadoo hubka culus qaarkiis la dulsaaray saqafyada dhismayaasha qaarkood. Sidoo kale, hubka lidka diyaaradaha ayaa la sheegay in la geeyey garoonka diyaaradaha magaalada.

    Dhaqdhaqaaqyadan ciidan ayaa la sheegay inay la xiriiraan qorshe looga hortagayo imaanshaha Cabi Fataax Xasan Afrax, oo ah mas’uul sare oo ka tirsan maamulka HirShabelle, kaas oo dhawaan lagu doortay magaalada Jowhar.

    Xiisaddan ayaa daba socota amar uu horey u soo saaray guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed Carab, kaas oo lagu mamnuucay in diyaaradaha ay Beledweyne geeyaan mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka HirShabelle ee taageerada ka hela dowladda federaalka.

    Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dhinacyada isku haya maamulka HirShabelle ayaa haatan u muuqda mid saameyn ku yeeshay xaaladda amni ee Beledweyne, iyadoo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee la soo sheegay ay sii kordhiyeen walaaca laga qabo iska horimaad hubeysan.

    Dadka ku nool magaalada ayaa wajahaya hubanti la’aan, iyadoo aan weli la ogeyn halka ay ku dambeyn doonto xiisaddan iyo in qorshaha imaanshaha mas’uulkaasi uu rumoobi doono.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo tallaabo ka qaaday xaaladda muwaadiniinta ku xirnaa Liibiya
    Next Article Taliyaha ciidanka xoogga oo booqday askarta ku dhaawacantay dagaalka Al-Shabaab
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    30 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    By Banaadir2431 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya oo galabta ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    30 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday
    • Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…
    • Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab
    • Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday
    • Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d