Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya
    LATEST NEWS

    Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya

    Banaadir24By Banaadir2430 October 2026Updated:30 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ankara (Banaadir24) — Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya u soo direyso laba markab dagaal oo sida saanad iyo qalab milateri, xilli ay sii xoogeysanayaan xiriirka iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga ee labada dal.

    Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in maraakiibta dagaalka ee kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ay Jimcaha, 30-ka Oktoobar, u soo ambabixi doonaan Soomaaliya.

    Labadan markab ayaa sida lagu sheegay warbixinta qaadi doona agab iyo qalab milateri, hase yeeshee dowladda Turkiga ma shaacin nooca qalabka ay sidaan, tirada uu ka kooban yahay iyo cidda sida rasmiga ah loogu talagalay.

    Sidoo kale, lama caddeyn in saanadda milateri loogu talagalay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo in ay tahay sahay loogu talagalay ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya.

    Tallaabadan ayaa imaaneysa iyadoo Ankara iyo Muqdisho ay sii xoojinayaan iskaashigooda dhinacyada difaaca, tababarka ciidamada iyo amniga badda.

    Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageera tababarka iyo qalabeynta ciidamada, isagoo sidoo kale Muqdisho ku leh xarun weyn oo lagu tababaro ciidamada Soomaaliyeed.

    Labada dal ayaa sidoo kale leh heshiisyo iskaashi oo la xiriira difaaca iyo amniga xeebaha Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTaliyaha ciidanka xoogga oo booqday askarta ku dhaawacantay dagaalka Al-Shabaab
    Next Article Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    30 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    By Banaadir2431 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya oo galabta ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    30 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday
    • Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…
    • Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab
    • Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday
    • Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d