Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday
    LATEST NEWS

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    Banaadir24By Banaadir2430 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u billowday qorshaha ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano oo ay qeyb ka ahaayeen howlgallada nabad-ilaalinta ee dalka, sida uu ku warramay wargeyska Daily Monitor ee Uganda.

    Taliyaha guud ee ciidamada Uganda (UPDF), Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa xaqiijiyay in ciidamadooda ay bilaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, isagoo sheegay in amniga dalka ay ku wareejinayaan walaalahooda Soomaaliyeed.

    “Sidii aan ballanqaadnay, waxaan bilownay inaan ciidamadeenna kala baxno Soomaaliya. Kaddib 20 sano oo dhiig badan iyo naf-hurnimo ah, waxaan amniga ku wareejineynaa walaalaheenna Soomaaliyeed,” ayuu Muhoozi ku qoray bartiisa X Khamiistii, 29-kii October.

    Go’aankan ayaa imaanaya xilli ay sii kordhayaan caqabadaha dhaqaale ee heysta howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaddib markii Mareykanka uu muujiyay inuusan taageeri doonin dib u cusbooneysiinta taageerada howlgalka, halka Qaramada Midoobay ay dhimeyso dhaqaalaha lagu bixiyo howlgalka.

    Wargeyska ayaa sidoo kale sheegay in taageerada saadka ee howlgalka ay wajahday caqabado waaweyn, kuwaas oo saameyn ku yeeshay sahayda, shidaalka iyo howlaha ciidamada ku sugan furimaha hore.

    Uganda ayaa sanadkii 2007-dii noqotay dalkii ugu horreeyay ee ciidamo u soo dira Soomaaliya, iyadoo muddo ku dhow 20 sano ay ciidamadeedu door weyn ku lahaayeen dagaalladii lagula jiray Al-Shabaab iyo sugidda amniga xarumaha dowladda.

    Ka bixitaanka ciidamada Uganda ayaa noqonaya isbeddel weyn oo ku yimid joogitaanka ciidamada shisheeye ee Soomaaliya, iyadoo mas’uuliyadda amniga dalka ay si isa soo taraysa ugu wareegeyso ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTurkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya
    Next Article Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya

    30 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    By Banaadir2431 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya oo galabta ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026

    Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday

    30 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday
    • Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…
    • Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab
    • Sababta Uganda ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya oo la ogaaday
    • Turkiga oo maraakiib sida saanad milatari usoo diray Soomaaliya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d