Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Weerar Saddex Geesood Ah oo Gilgilay Israel: Halkee Xaaladdu Ku Dambaynaysaa?
    DUNIDA

    Weerar Saddex Geesood Ah oo Gilgilay Israel: Halkee Xaaladdu Ku Dambaynaysaa?

    Banaadir24By Banaadir2428 March 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbixinno cusub ayaa muujinaya in Israa’iil ay bilaabeyso inay la tacaasho yaraanta hubka muhiimka ah ee difaaca hawada, xilli ay sii kordhayaan weerarrada kaga imanaya jihooyin kala duwan.

    Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Isra’iil ay hadda xaddiday isticmaalka gantaallada casriga ah ee Arrow, kuwaas oo loogu talagalay inay qabtaan gantaallada riddada dheer. Bedelkeed, waxaa la adeegsanayaa noocyo la casriyeeyay oo ka tirsan nidaamka David’s Sling, inkastoo aan markii hore loogu talagelin hawlaha qaarkood ee hadda loo adeegsanayo.

    Go’aankan ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii weerarro toos ah ay ku dhaceen magaalooyinka Dimona iyo Arad, taasoo sare u qaaday walaaca ku aaddan waxtarka difaacyada jira.

    Hay’adda CSIS ayaa sheegtay in xaaladda gobolka ay ku qasbeyso inay si degdeg ah ugu gubaan wax soo saar sanado badan qaatay toddobaadyo gudahood,” iyadoo la tilmaamayo heerka sare ee isticmaalka gantaallada difaaca.

    Dhanka kale, xaaladdu waxay sii murugtay kadib markii Xuutiyiinta Yemen ay markii ugu horreysay gantaal ballistic ah ku rideen magaalada Beersheba. Tani waxay abuurtay jiho cusub oo weerar ah oo ay tahay in nidaamyada difaaca Israel ay hadda daboolaan.

    Weerarada ayaa hadda ka imanaya dhowr jiho: Iran oo ka imanaysa bariga, ururka Hezbollah oo ka imanaya waqooyiga, iyo Xuutiyiinta Yemen oo ka imanaya koonfurta.

    Falanqeeyayaal amni ayaa sheegaya in furitaanka jihooyin cusub oo weerar ay si weyn u kordhinayso isticmaalka gantaallada difaaca, isla markaana ay ku qasbeyso ciidamada Israel inay kala firdhiyaan kayd hub oo horeyba u yaraaday.

    Waxaa sidoo kale la tilmaamay in Iran aysan hadda u baahnayn inay ku qasbanaato weerarro tiro badan si ay u jabiso nidaamka difaaca Israel, balse ay ku filan tahay inay ballaariso goobaha laga soo ridayo gantaallada si ay u kala jiiddo awoodda difaac.

    Wararka ayaa sheegaya in Israel ay wajahdo boqolaal gantaal oo ka imanaya Iran, duqeymo joogto ah oo ka imanaya Hezbollah, iyo suurtagalnimada weerarro kale oo ka imanaya Yemen.

    Xaaladdan ayaa dhalisay walaac sii kordhaya oo ku saabsan sida hal dal uu u maareyn karo kayd xaddidan oo gantaallo difaac ah, iyadoo ay jiraan saddex jiho oo halis ah. Falanqeeyayaashu waxay ku tilmaameen xisaabta difaaca mid horeyba u adkayd, balse hadda si weyn uga sii dartay.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXildhibaan kasoo horjeestay Liiska Xildhibaannada KGS ee la shaaciyay
    Next Article DEG-DEG: Golaha Badbaadada Koonfur oo ku dhawaaqay in saacadaha soo socda…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d